HomeWararFaah Faahin: Guddoomiye ku-xigeen ka tirsan degmada Yaaqshiid oo Qarax lagu dilay

Faah Faahin: Guddoomiye ku-xigeen ka tirsan degmada Yaaqshiid oo Qarax lagu dilay

Date:

Related stories

44 Somalis Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax lala-beegsaday Masuul ka tirsanaa mid ka mid ah degmooyinka Gobolka, kaasi oo xalay Xilii dambe Qarax lagu dilay sida wararku sheegayaan. Warar aynu helnay ayaa sheegaya in Qaraxaasi oo jugtiisa si weyn looga maqlay Dhowr degmo oo Gobolka Banaadir ah lagu dilay Guddoomiye kuxigeenada degmada Yaaqshiid Macallin […]

- Advertisement -

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax lala-beegsaday Masuul ka tirsanaa mid ka mid ah degmooyinka Gobolka, kaasi oo xalay Xilii dambe Qarax lagu dilay sida wararku sheegayaan.

Warar aynu helnay ayaa sheegaya in Qaraxaasi oo jugtiisa si weyn looga maqlay Dhowr degmo oo Gobolka Banaadir ah lagu dilay Guddoomiye kuxigeenada degmada Yaaqshiid Macallin Xuseen (filla-wayne).

- Advertisement -

Dilka ayaa loo adeegsaday Qarax loogu Xiray Gaarigiisa, xili uu ku sugnaa Xaafad lagu magacaabo Buul-Maaxaay oo ka tirsan Degmada Kaaraan ee Gobalka Banaaadir.

Qaraxa kadib Ciidanka ammaanka ayaa howlgallo sameeyay, mana la shaacin cid ay kusoo qabteen howlgaladaasi lagu baadi goobayay dadkii ka dambeeyay dilka Guddoomiyaha.

Wali Maamulka Gobolku wax war ah kama soo saarin dilkaasi loo gaystay Guddoomiye kuxigeenkii Siyaasadda Maamulka degmada Yaaqshiid Macallin Xuseen (filla-wayne).

Latest stories