HomeCaalamkaDhimasho iyo dhaawac ka dhashay isku dhacyo Baqdaad ku dhex-maray Ciidanka ammaanka...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay isku dhacyo Baqdaad ku dhex-maray Ciidanka ammaanka iyo dad Shacab ah

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Ugu yaraan labaatan qof, ayaa ku dhintay boqollaal kalana way ku dhaawacmeen, iska horimaad ka dhacay agagaarka baarlamaanka Ciraaq ee magaalada Baqdaad. Gantaalo, hoobiyeyaal iyo qoryaha darandooriga u dhaca, ayaa loo adeegsaday iska horimaad dhexmaray ciidamada ammaanka Ciraaq, iyo taageerayaasha wadaadka Shiicada ah ee Muqtada Al-Sadr. Isbahaysigiisa siyaasadeed ayaa ku guuleystay tiradii ugu badneyd ee […]

- Advertisement -

Ugu yaraan labaatan qof, ayaa ku dhintay boqollaal kalana way ku dhaawacmeen, iska horimaad ka dhacay agagaarka baarlamaanka Ciraaq ee magaalada Baqdaad.

Gantaalo, hoobiyeyaal iyo qoryaha darandooriga u dhaca, ayaa loo adeegsaday iska horimaad dhexmaray ciidamada ammaanka Ciraaq, iyo taageerayaasha wadaadka Shiicada ah ee Muqtada Al-Sadr.

- Advertisement -

Isbahaysigiisa siyaasadeed ayaa ku guuleystay tiradii ugu badneyd ee kuraastii baarlamaanka ee doorashadii sannadkii hore.

Balse Isniintii ayuu Muqtada ku dhawaaqay inuu xirayo xafiiskiisa siyaasadda, taasoo keentay in taageerayaashiisa ay xoog ku galaan xarunta madaxtooyada.

Shirkadaha diyaaradaha ee gobollada dalkaasi isaga kala goosha, ayaa hakiyay duulimaadyadii ay sameyn jireen, iyadoo waddamada jaarka ay ku boorriyeen muwaadiniintooda inay Ciraaq ka baxaan.

Latest stories