HomeWararCiidanka Xoogga oo Howlgallo Culus ka sameeyay Gobolka Shabeellaha hoose

Ciidanka Xoogga oo Howlgallo Culus ka sameeyay Gobolka Shabeellaha hoose

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgallo Culus oo Ciidanka Xoogga dalka ay saacadihii ugu dambeeyay ka sameeyeen Gobolka Shabeellaha dhexe. Ciidanka Kumandooska Danab ee Xoogga dalka  Gaar ahaan Ururka 7aad Guutada 16-aad ayaa Hawlgal Amniga lagu xaqiijinayo ka sameeeyey Degaanada kala ah Gamboole, jameeco jiliyaale & Ceel cade ee Gobolka Shabeelaha dhexe. Degaanad Markii […]

- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgallo Culus oo Ciidanka Xoogga dalka ay saacadihii ugu dambeeyay ka sameeyeen Gobolka Shabeellaha dhexe.

Ciidanka Kumandooska Danab ee Xoogga dalka  Gaar ahaan Ururka 7aad Guutada 16-aad ayaa Hawlgal Amniga lagu xaqiijinayo ka sameeeyey Degaanada kala ah Gamboole, jameeco jiliyaale & Ceel cade ee Gobolka Shabeelaha dhexe.

- Advertisement -

Degaanad Markii ay Soo Gareen Ciidanku waxa ay sameeyeen hawlgalo lagu xaqiijinayo Amaanka, waxaana degaanadaaasi markii hore falal amniga lid ku ah ka fulin jiray dagaalamayaasha Al-Shabaab, oo saameyn weyn ku lahaa degaanada ay Ciidanku la wareegeen.

Hawlgalkan ayaa qayb ka ah Hawlgalada Guud ee Ciidanka Xoogga dalka ay ka sameynayaan Gobolada dalka, kuwaasi oo ka dhan ah dagaalamaayasha Al-shabaab.

Latest stories