HomeWararBangiga Adduunka oo Xukuumada ka taageeraya dib u hebeynta Tamarta iyo Kheyraadka...

Bangiga Adduunka oo Xukuumada ka taageeraya dib u hebeynta Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Jama Taqal ayaa la kulmay madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Kristina Svensson. Wasiirka ayaa madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya ugu warbixiyay dadaallada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ugu jirto sidii shacabka Soomaaliyeed loogu heli lahaa tamar jaban iyo adeegyo biyo hufan oo waara. Kulanka ay wada […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Jama Taqal ayaa la kulmay madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Kristina Svensson.

Wasiirka ayaa madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya ugu warbixiyay dadaallada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ugu jirto sidii shacabka Soomaaliyeed loogu heli lahaa tamar jaban iyo adeegyo biyo hufan oo waara.

- Advertisement -

Kulanka ay wada qateen Wasiir Jama Taqal iyo madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya ayaa udub dhaxaad u noqon doona Mashaariicda Socda ee uu Bangigga Adduunka ka taageero Soomaaliya iyo sidii loo fududeyn lahaa horumaradaas.

Latest stories