HomeWararXamse Barre oo Dowladda Aljeeriya u gudbiyay fariin uu uga waday Xasan...

Xamse Barre oo Dowladda Aljeeriya u gudbiyay fariin uu uga waday Xasan Sheekh Maxamuud

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre, ayaa kulan la yeeshay wasiir Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Aljeeriya, Kamel Rezig, waxayna kawada hadleen xiriirka labada dal. Ra’iisul Wasaare Xams ayaa Dowladda Aljeeriya u gudbiyay fariin uu uga waday Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Wasiirka ayaa ballan qaaday in ay Dowladd Soomaaliya ka caawin […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre, ayaa kulan la yeeshay wasiir Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Aljeeriya, Kamel Rezig, waxayna kawada hadleen xiriirka labada dal.

Ra’iisul Wasaare Xams ayaa Dowladda Aljeeriya u gudbiyay fariin uu uga waday Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

- Advertisement -

Wasiirka ayaa ballan qaaday in ay Dowladd Soomaaliya ka caawin donaan arrimaha la dagaallanka kooxaha argagixisada ah iyo arrimaha gurmad abaaraha.

Kulanka ayaa yimid kadib markii uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre uu khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee TICAD8 ee ka socda magaalada Tunis ee dalka Tunisia.

Waxaana khudbadda uu jeediyay uu kaga hadlay RW Xamse  muhiimadda ay taagerada dowladda Japan u leedahay xasillinta amniga iyo dhismaha hay’adaha dowladda.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in amniga iyo degenaanshaha ay yihiin wax aan gorgortan laga geli karin,  si horumar bulsho iyo isku filnaansho dhaqaale loo helo, isagoo xusay in isbadelka cilmillada iyo colaadaha dunida ka jira ay saameyn xoog leh ku yeesheen nolosha bulshada, xili dalka ay ka jiraan abaaro saameeyey dadka iyo duunyada.

Latest stories