HomeWararAl-Shabaab oo ku hanjabay in ay weeraro Culus ku qaadayaan dalka Kenya

Al-Shabaab oo ku hanjabay in ay weeraro Culus ku qaadayaan dalka Kenya

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Dagaalamaayasha Shabaab ayaa soo saaray hanjabaad cusub oo ka dhan ah dalka Kenya, iyaga oo sheegay inay sii wadayaan weerarada ay ka geysanayaan dalkaas inta ay ciidamada dalka Kenya ay ku sugan yihiin Soomaaliya. Warsaxaafadeed ku qornaa afka Ingiriisida oo ay soo saareen Al-Shabaab ayay intaas ku sii dareen inay sii wadayaan, weerarada ay ka […]

- Advertisement -

Dagaalamaayasha Shabaab ayaa soo saaray hanjabaad cusub oo ka dhan ah dalka Kenya, iyaga oo sheegay inay sii wadayaan weerarada ay ka geysanayaan dalkaas inta ay ciidamada dalka Kenya ay ku sugan yihiin Soomaaliya.

Warsaxaafadeed ku qornaa afka Ingiriisida oo ay soo saareen Al-Shabaab ayay intaas ku sii dareen inay sii wadayaan, weerarada ay ka fuliyaan magaalooyinka iyo tuulooyinka dalkaas, illaa inta ay ciidamada Kenya ka baxayaan Soomaaliya.

- Advertisement -

“Waxaan sii wadi doonnaa in aan xoogga saarno weerarada aan ku qaadno magaalooyinka iyo tuulooyinka dalka Kenya” ayaa lagu yiri qoraal ay Al-Shabaab soo saareen.

Al-Shabaab ayaa inta badan weeraro khasaaro badan dhaliyay ka fuliya dalka Kenya, waxaana weeraro hore oo ay qaadeen ay ku dileen Ciidamo ka tirsan Dowladda iyo sidoo kale dad shacab ah.

Waxaana xusid mudan in Dowladda Kenya ay sheegtay in ay qaadi doonto howgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ay kaga hor tagayaan weerada ay ku qaadaan gudaha dalkeda.

- Advertisement -

 

Latest stories