HomeWararHowlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo looga dhawaaqay degaanada Hirshabeelle

Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo looga dhawaaqay degaanada Hirshabeelle

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wasiirka wasaaradda Gashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan magaalada Baladweyne ayaa kulamo kala duwan la qaatay mas’uuliyiinta ugu sarreysa Maamulka Hirshabelle. Wasiirka iyo madaxweynaha Hirshabeele  Cali Cabdulaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa si gaar ah uga wada hadlay howlaha Ciidamada ay ka wadaan gobolka Hiiraan iyo sidii loo garab istaagi lahaa. Beledweyne […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka wasaaradda Gashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan magaalada Baladweyne ayaa kulamo kala duwan la qaatay mas’uuliyiinta ugu sarreysa Maamulka Hirshabelle.

Wasiirka iyo madaxweynaha Hirshabeele  Cali Cabdulaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa si gaar ah uga wada hadlay howlaha Ciidamada ay ka wadaan gobolka Hiiraan iyo sidii loo garab istaagi lahaa.

- Advertisement -

Beledweyne waxaa ku sugan saraakiil sar oo Ciidanka dowladda Federaalka kamid ah waxaana gobolka Hiiraan bartamaha soomaaliya ka socda Howlgalo kala duwan oo ka dhana Al-Shabaab.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HIrsahbeelle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay gaaray Baladweyne,waxaana ku sugan halkaaasi saraakiisha ammaanka ugu sarreysa Jeneraal Odawaa Yuusud Raage iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka iyo kan Hirshabeelle.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif kusoo dhoweeyay Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar iyo Xubno isugu jiray labada gole ee maamulkaasi, Maamulka Gobolka Hiiraan, Kan degmada Beledweyne, Saraakiisha Hay’addaha amniga, Saraakiisha Ciidamada Hiilwalaal, iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada.

- Advertisement -

Waxaana socdaalka Madaxweynaha uu ku aaddan yahay sida uu sheegay gurmadlka abaaraha iyo ammaanka guud ee degaanada maamulkaaasu, isagoo carrabka ku dhuftay in diyaarado sida gargaar ay soo gaarayaan Magaalada Beledweyne, ayna manta oo Arbaca ah ay labo diyaaradood oo gargaar sida ka dagi doonaan Degmada Buulo Burde, deeqdaas gurmadka ah oo lagu caawin doono dadka ay saameeyeen abaaaraha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts