HomeWararGuddoomiye Aadan Madoobe oo ka hadlay dilkii Wasiir Lugbuur, Baaqna diray

Guddoomiye Aadan Madoobe oo ka hadlay dilkii Wasiir Lugbuur, Baaqna diray

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa waxaa uu tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska ehelka iyo Qaraabadii uu ka baxay Allah ha u Naxriistee Wasiirkii Cadaalada maamulka Koonfur Galbeed marxuum Sheekh Xasan Ibraahim (Lugbuur) oo lagu dilay Qarax ka dhacay Magaalasa Baydhabo. “Waxaan murugada iyo xanuunka la qaybsanayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa waxaa uu tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska ehelka iyo Qaraabadii uu ka baxay Allah ha u Naxriistee Wasiirkii Cadaalada maamulka Koonfur Galbeed marxuum Sheekh Xasan Ibraahim (Lugbuur) oo lagu dilay Qarax ka dhacay Magaalasa Baydhabo.

“Waxaan murugada iyo xanuunka la qaybsanayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Koonfur Galbeed geerida ku timid Alle ha u naxariistee Wasiirka Garsoorka iyo Cadaaladda KGS Sheekh Xasan Ibraahim Lugbuur.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa Marxuum Xasan Ibraahim  iyo dadka kale ee shacabka ah ee ku dhintay qaraxa uu Alle uga baryey inuu u naxariisto, sidoo kalena dadka dhaawacmay uu Alle Caafimaad siiyo

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa shacabka Soomaaliyeed u sheegay in xooga la saaro sidii la isaga xorreyn lahaa Al-shabaab, waa sida uu hadalka u dhigay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts