HomeCaalamkaTiro dad ah oo dhintay kadib markii bas ay la socdeen uu...

Tiro dad ah oo dhintay kadib markii bas ay la socdeen uu ku dhacay webi

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ugu yaraan 33 qof ayaa dhintay halka tiro kalana ay ku dhaawacmeen bartamaha Kenya kadib markii bas ay saarnaayeen dadkan uu ka baxay waddada isla markaana uu ku dhacay webi mara halkaas. Mas’uuliyiinta waxay sheegeen in 10 qof ay ka badbaaday shilka xaley xilli baabuurka uu marayay buunddada webi mara bartmaha Kenya. Baska ayaa kasoo […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 33 qof ayaa dhintay halka tiro kalana ay ku dhaawacmeen bartamaha Kenya kadib markii bas ay saarnaayeen dadkan uu ka baxay waddada isla markaana uu ku dhacay webi mara halkaas.

Mas’uuliyiinta waxay sheegeen in 10 qof ay ka badbaaday shilka xaley xilli baabuurka uu marayay buunddada webi mara bartmaha Kenya.

- Advertisement -

Baska ayaa kasoo dhaqaaqay magaalada Meru, wuxuu ku wajahnaa magaalada xeebta ku taalla ee Mombasa.

Booliska waxay sheegeen in baaritaanno hordhac ah ay muujinayaan in bareega gaariga ay cilad ku timid.

Waxaa hadda socdaa howlaha samatabixinta ah ay lagu baadigoobayo dadka la la’yahay iyadoo laga cabsi qabo in tirada dhimashada ay korodho.

Latest stories