HomeWararLaamaha amniga oo soo bandhigay Ciyaal weero dadka shacabka ah dhibaateyn jiray

Laamaha amniga oo soo bandhigay Ciyaal weero dadka shacabka ah dhibaateyn jiray

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa saacadiihii lasoo dhaafay waxaa ay Howlgallo Culus ka fuliyeen degmooyinka ka tirsdan Gobolka Banaadir, waxaana howlgaladu ay haayen kuwo laguladagaalamayay kooxo Ciyaal weeero ah oo dhibaato ku haya dadka shacabka ah ee Muqdisho ku nool. Howgallada ayaa lagu soo qabtay Ciyaar weero iyo hub ay u adeegdsan jireen dhibaataynta dadka shacabka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa saacadiihii lasoo dhaafay waxaa ay Howlgallo Culus ka fuliyeen degmooyinka ka tirsdan Gobolka Banaadir, waxaana howlgaladu ay haayen kuwo laguladagaalamayay kooxo Ciyaal weeero ah oo dhibaato ku haya dadka shacabka ah ee Muqdisho ku nool.

Howgallada ayaa lagu soo qabtay Ciyaar weero iyo hub ay u adeegdsan jireen dhibaataynta dadka shacabka ah, iyadoo Howlgalladu ay ka dhaceen degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Afhayeenka Booliska oo shir jaraa’id Warbaahinta u qabtay ayaa sheegay in Howlgaladii Xalay ay kusoo qabteen Ciyaal weero aad u farabadan iyo hub kala duwan oo ay wateen, waxaana hubka lasoo qabtay ka mid ah waxyaabaha gacan qabsiga ah ee ay dadka ku dhibaatayn jireen, sida Toorreyo iyo Baangado, kuwaasi oo Warbaahinta lasoo Bandhigay.

Afhayeenka ayaa intaa ku daray in ay xalay gacanta ku dhigeen tiradii ugu badnayd ee Ciyaal Weero ah ah, kuwaasi oo uu ku sheegay 74 ruux, sidoo kale waxaa uu sheegay in middiyo gaaray 50 xabbo ay soo qabteen.

Waxaa uu digniin Culus u diray shaqsiyaadka ku hawlan falalka amniga lidka ku ah oo ciyaal weerado ay ugu horreeyaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts