HomeWararCiidanka ammaanka oo gacanta ku dhigay Askari dil gaystay

Ciidanka ammaanka oo gacanta ku dhigay Askari dil gaystay

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Galmudug gaar ahaan Caabudwaaq ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen, Asakari ka tirsan Ciidanka Millateriga Soomaaliya oo dhawaan dil ka gaystay magaaladaasi.

Askariga gacanta lagu dhigay ayaa ku eedeysan in uu dil u gaystay taliye kuxigeenkii Ciidanka Nabadsugidda Maamulka Goboleedka Galmudug Faarax Cumar Geelle iyo Walaashiis.

- Advertisement -

Saraakiisha Ciidanka Howlgalka Sameeyay ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen Askariga dilka ku eedeysan, kadib howgallo Culus oo saacadihi lasoo dhaafay ay ka wadeen Xaafadaha Magaalada Caabdudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Sidoo kale Askariga gacanta lagu hayo ayay sheegeen Mas’uuliyiintu in cadlaadadda la horgeyn doono.

Maalin ka hor ayaa la sheegay in Askariga gacanta lagu dhigay uu dilay taliye kuxigeenkii Ciidanka Nabadsugida Maamulka Galmudug Faarax Cumar Geelle iyo Walaashiis.

Latest stories