HomeWararShil Diyaarad oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde

Shil Diyaarad oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde

Date:

Related stories

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Garoonka diyaaradaha Aadan cabdulle Cismaan Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Shir diyaradeed oo khasaaro xooggan gaystay, iyadoo faah faahinno kala duwan ay kasoo baxayaan dhacdada ku aaddan diyaaradda ku gubanaysa Garoonka.

Wararku waxaa ay sheegayaan in Mid kamid ah Diyaaradaha Shirkadda Jubba Airways ay goordhaw ku burburtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde xilli ay soo cagadhiganeysay dhabaha Garoonka.

Dhammaan Rakaabka la socday diyaaradda ayaa laga soo badbaadiyay, mana jiro qasaare ah dhaafsiisan burburka diyaaradda, oo soo gaaray Rakaabka.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in ay arkayeen diyaaradda oo Mid kamid ah Baalasheeda dhulka ku dhufsatay kadibna kabaxday Dhabaha ay kusoo dageysay.

Waxaana sidoo kale Muuqaallo iyo Sawirro lagu baahiyay Baraha Internet-ka ay muujinayaa khasaaraha iyo Burburka Xooggan ee gaaray Diyaaradda, waxaana sidoo kale la arkay Qiiq iyo Uuro cirka isku shareeray.

Diyaaraddan oo ka timid Baydhabo ayaa waxaa saarnaa rakaab gaarayay 33 qof oo dhammaantood ka badbaaday shilkaas diyaaradeed.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories