HomeWararBaarlamaanka Carabta oo Codsi la xiriira Dowladda Soomaaliya u diray dalalka Carabta

Baarlamaanka Carabta oo Codsi la xiriira Dowladda Soomaaliya u diray dalalka Carabta

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Abdel bin Abdulrahman Al-Assumi. Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la wadaagay dalalka Carabta iyo hay’adaha deeqaha bixiya ee caalamiga ah inay Soomaaliya ku garab istaagaan sidii ay uga bixi lahayd dhibaatada Abaareed ee ka jirta dalka. Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Adel […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Abdel bin Abdulrahman Al-Assumi.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la wadaagay dalalka Carabta iyo hay’adaha deeqaha bixiya ee caalamiga ah inay Soomaaliya ku garab istaagaan sidii ay uga bixi lahayd dhibaatada Abaareed ee ka jirta dalka.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Adel bin Abdulrahman Al-Assumi, oo isaga dhankiisa ka codsaday dalalka Carabta in ay gacan ka geystaan ​​sidii Shacabka Soomaaliyeed looga taageeri lahaa abaaraha ka jira degaanada Soomaaliyeed oo sanadkii saddexaad xiriir ah abaaro daba dheeraadey jiraan.

Guddoomiyaha Barlaamanka Carabta ayaa soo hadal qaaday mowqifkooda adag ee Baarlamaanka Carabta ee ku aaddan in Soomaaliya ay si buuxda u garab istaagaan marxaladaha xasaasiga ah ee ay ku jirto ka hortagga abaaraha, dadaallada dib lagu yagleelayo amniga iyo xasiloonida iyo dib u soo kabashada dhaqaalaha dalka, si uu uga gudbo caqabadaha dhan walba leh.

Latest stories