HomeWararCiidanka Dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Shabeellaha Hoose

Ciidanka Dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Dagaal khasaaro badan dhaliyay ayaa Ciidanka Dowlaadda iyo degaalamaayasha Al-Shabaab ku dhex-maray Gobolka Shabeellaha  hoose,w axaana kasoo baxaya faah faahiino dheeraad ah oo ku aaaddan dagaalkaasi. Ururka 83-aad, guutada 14October ee Xoogga dalka ayaa deegaanka Janaale Xalay kula degaalamay Xubno ka tirsan Al-Shabaaab, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xooggan. Saraakiisha xoogga ee deegaankaas ayaa soo […]

- Advertisement -

Dagaal khasaaro badan dhaliyay ayaa Ciidanka Dowlaadda iyo degaalamaayasha Al-Shabaab ku dhex-maray Gobolka Shabeellaha  hoose,w axaana kasoo baxaya faah faahiino dheeraad ah oo ku aaaddan dagaalkaasi.

Ururka 83-aad, guutada 14October ee Xoogga dalka ayaa deegaanka Janaale Xalay kula degaalamay Xubno ka tirsan Al-Shabaaab, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xooggan.

- Advertisement -

Saraakiisha xoogga ee deegaankaas ayaa soo bandhigay meydad ay sheegeen in ay yihiin xubno ka tirsan AL-Shabaab, kuwaasi oo ay ku dileen dagaalka,w aaa sida ay hadalka u dhigeene.

Saraakiisha ayaa intaa ku daray in ay wali wadaan baaritaanno ay ku sameynayaan goobihii lagu dagaalamay, maaddaama ay sheegeen in uu jiro khasaaaro intaa ka badan.

Saraakiisha Ciidanka Dowladda ee degaanadaasi, gaar ahaan  degaanka Mushaani, ayaa sidaaas u xaqiijiyay Warbaahinta, taliyaha ururka 83-aad ee 14-ka October Gaashaanle Nuuradiin Xuseen ayaa intaa ku daray in khasaare ay gaarsiiyeen Al-Shabaab.

Latest stories