HomeWararFaah faahin: Gaari ay saarnaayeen Dad shacab ah oo Maanta lagu Qarxiyey...

Faah faahin: Gaari ay saarnaayeen Dad shacab ah oo Maanta lagu Qarxiyey Galgaduud

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno deegaan hoostega Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in duhurnimadii Maanta halkaas uu ka dhacay qarax xoogan oo lala beegsaday gaari ay saarnaayeen dad shacab ah.

Qaraxa oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago meelaha fog-fog ayaa waxaa lala eegtay gaari dad shacab ah ay saarnaayeen, isla markaana waxaa uu qaraxu ku qabsaday inta u dhexeeysa deegaanka Ceeldheere iyo Magaalada Dhuusamareeb.

- Advertisement -

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qaraxa qaraxa dhacay, waxaana la xaqiijiyay in dhowr qof oo kamid ahaa dadkii saarnaa gaariga ay waxyeelo kasoo gaartay, waxaana gebi ahaan burbur gaariga, sida lagu arkayey Sawirro laga soo qaaday.

Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Maamulka Galmudug oo ay uga hadlayaan qaraxaas khasaaraha dhaliyey ee Maanta ka dhacay inta u dhexeeysa deegaanka Ceeldheere iyo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka.

Latest stories