HomeWararIlaa Hal malyan Muslimiin Xujey ah oo Maanta tagaya Buurta Carafo

Ilaa Hal malyan Muslimiin Xujey ah oo Maanta tagaya Buurta Carafo

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Hal malyan oo qof oo sanadkaan xajineysa maanta ku cibaadeysan doona Buurta Carrafa si ay u gutaan mid kamid ah Ruk-niyada ugu muhiimsan ee xajka, xujeyda ayaa saacadaha soo socda tegaya Banka Carrafa. Kumanaan Soomaali ah oo ka baxay dalka iyo dibbadiisa ayaa ka mid ah muslimiinta gudaneysa waajibaadka xajka ee sanadkaan, Xujeyda ayaa xalay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hal malyan oo qof oo sanadkaan xajineysa maanta ku cibaadeysan doona Buurta Carrafa si ay u gutaan mid kamid ah Ruk-niyada ugu muhiimsan ee xajka, xujeyda ayaa saacadaha soo socda tegaya Banka Carrafa.

Kumanaan Soomaali ah oo ka baxay dalka iyo dibbadiisa ayaa ka mid ah muslimiinta gudaneysa waajibaadka xajka ee sanadkaan, Xujeyda ayaa xalay ku hoyday Magaalada Mina, iyagoo maantana ku Alle baryaya Banka Carafo.

- Advertisement -

Ammaanka ayaa siweyn loo adkeeyay, waxaan la arkayaa ciidamo aad u badan oo ku sugan Magaalada Maka Al-mukarama, waxaana gaadiidka laga mamnuucay Isticmaalka waddooyinka Masaajida Barakaysan.

Halka malyan  ee qof ee sanadkan gudaneysa acmaasha Xajka ayaa ka kala yimid dalal badan oo Muslimiin ah, waana sanadkii ugu horreeyay ee tirro dad intaan la eg ay xajiyaan tan iyo markii uu Caalamka ka dilaacay Cudurka halista ah ee COVID-19.

Sidoo kale Muslimiinta ku nool Caalamka ayaa maanta oo kale sagaalka bisha Dul-haj ay sooman yihiin soon sunno ah oo aad u ajir badan, lagana cafinayo dunuubta yar yar ee ay galeen laba sano.

- Advertisement -

Maalinta Berri ah ayaa guud ahaanba dunida muslimka looga diyaar-garoobayaan u dabaal-dega maalinta koowaad Ciidul Adxaa oo ka mid ah ciidaha ugu waaweyn ee Muslimiintu leeyihiin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts