HomeWararMadaxtooyada Somalia oo war kasoo saartay Xaaladda Caafimaad Madaxweyne Xasan Sheikh

Madaxtooyada Somalia oo war kasoo saartay Xaaladda Caafimaad Madaxweyne Xasan Sheikh

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Shir jaraa’id oo uu goor dhoweed qabtay Afhayeenka Madaxtooyadda Soomaaliya mudane Cabdikariin Cali Kaar ayuu faahfaahin kaga bixiyey xaaladda Caafimaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, toddobaadka xorriyadda iyo halka uu marayo gurmadka gargaarka loogu fidinayo shacbka Soomaaliyeed  ee abaaruhu saameeyeen. Afhayeenka ayaa sheegay in xaaladda Caafimaad ee Madaxweynuhu tahay mid aad u fiican oo aan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shir jaraa’id oo uu goor dhoweed qabtay Afhayeenka Madaxtooyadda Soomaaliya mudane Cabdikariin Cali Kaar ayuu faahfaahin kaga bixiyey xaaladda Caafimaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, toddobaadka xorriyadda iyo halka uu marayo gurmadka gargaarka loogu fidinayo shacbka Soomaaliyeed  ee abaaruhu saameeyeen.

Afhayeenka ayaa sheegay in xaaladda Caafimaad ee Madaxweynuhu tahay mid aad u fiican oo aan wax dhibaato ah dareemaynin balse keliya laga helay CAABUQA COVID-19,iyadoo isla beri Madaxweynuhu mari doono baaritaan Caafimaad,Afhayeenka ayaa xusay in Madaxweynugu shaqo maalmeedkiisa u gudanayo hab waafaqsan habraacyada loo dejiyey xakamaynta faafitaanka COVID-19.

- Advertisement -

Dhanka kale Afhayeenka ayaa waxaa uu intaa ku daray in Dowladdu wax ka bedeshay habkii loo xusi jiray munaasabadaha toddobaadka Xoriyadda oo hore loo qaban jiray Xafladdo waaweyn balse sanadka loo bedelay in loo gurmado Shacabka Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen, iyadoo la fulinayo amarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaalka Soomaaliya.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts