HomeWararErgeyga DFS u fadhin doona Ururka (OIC) oo Waraaqahii aqoonsiga laga guddoomay

Ergeyga DFS u fadhin doona Ururka (OIC) oo Waraaqahii aqoonsiga laga guddoomay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga dalalka Islaamka (OIC) danjire Xuseen Ibrahim Taha ayaa Warqadaha aqoonsiga Ergeynimo ka guddoomay Ergeyga cusub dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona Ururka (OIC) Ibraahim Aadan Muuse. Munaasabadda Warqadaha aqoonsiga looga guddoomayey Ergey Ibraahim Aadan ayaa ka dhacday Magaalada Jidda ee dalka Sacuudi Carabiya, waxaana intaas kadib Xoghayaha iyo Ergeyga dowladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga dalalka Islaamka (OIC) danjire Xuseen Ibrahim Taha ayaa Warqadaha aqoonsiga Ergeynimo ka guddoomay Ergeyga cusub dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona Ururka (OIC) Ibraahim Aadan Muuse.

Munaasabadda Warqadaha aqoonsiga looga guddoomayey Ergey Ibraahim Aadan ayaa ka dhacday Magaalada Jidda ee dalka Sacuudi Carabiya, waxaana intaas kadib Xoghayaha iyo Ergeyga dowladda Federaalka dhexmaray kulanka gaar ah.

- Advertisement -

Kulanka dhexmaray Xoghaye iyo Ergey Ibraahim Aadan ayaa waxaa looga wada hadlay xoojinta xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya dowladda Federaalka Soomaaliya Ururka Iskaashiga Islaamka, sidii loo hormarin Istiraatiijiyada uu Ururka ugu tala-galay DFS.

Ibraahim Aadan Muuse oo kulanka ka hadlay ayaa waxaa uu marka hore u mahadceliyay Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga dalalka Islaamka, isagoona sheegay inuu ku faraxsan yahay xilka loo soo magacaabay, uuna sii xoojin doono xiriirka labada dhinac.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts