HomeWararWafdi ka socday QM iyo EU oo gaaray Dhuusamareeb, lana kulmay MW...

Wafdi ka socday QM iyo EU oo gaaray Dhuusamareeb, lana kulmay MW ku-xigeenka Galmudug

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo ay weheliso Guddomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamanka Galmudug Faadumo iyo qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Galmudug ayaa Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay Wafdi balaaran oo ka kale socda UN ,EU iyo IOM. Madaxweynaha iyo Wufuudan Caalamiga ah ee soo garay Caasimada Galmudug ee dhusamareeb ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo ay weheliso Guddomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamanka Galmudug Faadumo iyo qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Galmudug ayaa Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay Wafdi balaaran oo ka kale socda UN ,EU iyo IOM.

Madaxweynaha iyo Wufuudan Caalamiga ah ee soo garay Caasimada Galmudug ee dhusamareeb ayaa ka wada hadlay dardargalinta Mashaaricda ka socota Galmudug iyo kuwa dhawan laga bilaabi doono.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa ku dhaliilay Hay,adaha caalamiga ah ee Galmudug ka shaqeeya in aysan shacabka u qaban wax la taaban karo sanadihii  la so dhaafay waxana uu ugu baqay in ay laba laabaan shaqada ay ka hayan Galmudug oo ah State nabad ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts