HomeWararRa’iisul Wasaaraha magacaaban oo bilaabay kulamo uu ku raadinayo Codka kalsoonida

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban oo bilaabay kulamo uu ku raadinayo Codka kalsoonida

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay kulamo uu la yeelanayo Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda, si uu codka kalsoonida u helo. Ra’iisul Wasaare Rooble Xamse Barre ayaa Maanta hotelka Decale kulan kula qaatay Xildhibaannada Golaha Shacabka ee laga soo doorto dowlad Goboleedka Hirshabelle, iyagoo […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay kulamo uu la yeelanayo Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda, si uu codka kalsoonida u helo.

Ra’iisul Wasaare Rooble Xamse Barre ayaa Maanta hotelka Decale kulan kula qaatay Xildhibaannada Golaha Shacabka ee laga soo doorto dowlad Goboleedka Hirshabelle, iyagoo si buuxda ugu caddeeyay inay codka kalsoonida siinayaan.

- Advertisement -

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda ayaa kulamo la qaadan doona Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka, isagoona ka dalbanaya inay Codka kalsoonida siiyaan, si uu u soo dhiso Golihiisa Wasiirada cusub ee Xukuumadda.

Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre Maalinta Arbacada ee todobaadkaan la horgeeyo Xildhibaanada Golaha Shacabka, si codka kalsoonida loogu qaado.

Si kastaba  ha’ahaatee Inta badan marka ay timaado kalsooni-siinta Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ayaa Baarlamaanka si aqlabiyad leh u ansixiyaan oo aan wax caqabad ah lagala kulmin.

Latest stories