HomeWararErgayga Somalia u qaabilsan Abaaraha oo kulan la qaatay Madaxda ka socotay...

Ergayga Somalia u qaabilsan Abaaraha oo kulan la qaatay Madaxda ka socotay Hay’adda Qaxootiga Aduunka

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Amb. Maxamad Abdi Afeey oo ah Ergeyga Hay’adda  Qaxootiga Aduunka ee UNHCR u qaabilsan GEESKA  Afrika, oo uu wehliyo Magatte Guisse oo ah madaxa UNHCR Soomaaliya ayaa warbixin ka siiyey hawsha baaxada ee ay UNHCR ka wado arrimaha Qaxootiga, Barakacayaasha iyo gurmadka abaaraha. Dhiniciisa ayuu Ergeygu warbixin ka siiyey Amb. Afey hawlaha hortebinta u leh […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Amb. Maxamad Abdi Afeey oo ah Ergeyga Hay’adda  Qaxootiga Aduunka ee UNHCR u qaabilsan GEESKA  Afrika, oo uu wehliyo Magatte Guisse oo ah madaxa UNHCR Soomaaliya ayaa warbixin ka siiyey hawsha baaxada ee ay UNHCR ka wado arrimaha Qaxootiga, Barakacayaasha iyo gurmadka abaaraha.

Dhiniciisa ayuu Ergeygu warbixin ka siiyey Amb. Afey hawlaha hortebinta u leh xafiiska Ergeyga, isagoo hoosta ka xariiqay ahmiyada uu Madaxweynaha siinayo gurmadka abaaraha iyo xal u helidda Qaxootiga iyo barakacayaasha.

- Advertisement -

Labada dhinac ayaa isku raacay in ay si dhow uga wada shaqeeyaan sida ugu haboon oo sare loogu qaadi karo wacyi iyo wax u qabadka Qaxootiga Soomaaliyeed ee Gobolka ku firirsan iyo barakacayaasha dalka gudihiisa ku tabaalaysan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts