HomeWararCiidamo Ilaalo u ah Xildhibaan Cabdullaahi Kulane oo Maanta lagu xiray Garoonka...

Ciidamo Ilaalo u ah Xildhibaan Cabdullaahi Kulane oo Maanta lagu xiray Garoonka Muqdisho

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ilaalo ka tirsan Nabadsugida, gaar ahaan Ciidanka loo yaqaano Duufaan oo la shaqeynayay Xildhibaan C/llaahi Kulane oo horay uga mid ahaa Saraakiisha NISA ayaa maanta lagu xiray Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, Warar la helayo ayaa ayaa waxaa ay sheegayaan in Ilaalada iyagoo fasax la’aan ay ka Garoonka ka dhoofi rabeen, isla markaana  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilaalo ka tirsan Nabadsugida, gaar ahaan Ciidanka loo yaqaano Duufaan oo la shaqeynayay Xildhibaan C/llaahi Kulane oo horay uga mid ahaa Saraakiisha NISA ayaa maanta lagu xiray Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho,

Warar la helayo ayaa ayaa waxaa ay sheegayaan in Ilaalada iyagoo fasax la’aan ay ka Garoonka ka dhoofi rabeen, isla markaana  safar u ahaa Gobolka, iyagoona ku baxayay qaab ciidan Boolis ah, gaar ahaan qeybta Daraawiishta, kunaa hubeysna qoryaha fudud.

- Advertisement -

Laba Askari oo mid ahaa illaa shan Askari oo hoos tageysay Ciidanka Nabadsugida iyo sirdoonka qeybta Guud ee Gobolka Banaadir ayaa la siiyay Xildhibaan C/llaahi Kulane inay ilaaliyaan, inta Xildhibaanka Ilaalo Ciidan Boolis ah ka helayo.

Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa loogu tala galay in amnigooda ilaaliyaan Ciidan Boolis ah oo uu xaq u leeyahay, oo loo ansixiyay xilligii Baarlamaankii 9aad.

Cabdullaahi Aden Kulane oo haatan ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ayaa horey usoo noqday Madaxa Shaqaalaha ee Hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaran ee NISA, dowladdii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts