HomeWararMadaxweynaha Somaliland iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Ceerigaabo

Madaxweynaha Somaliland iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Ceerigaabo

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa oo dhinaca cirka ah uga ambabaxay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa Maanta oo Axad ah ku gaaray Magaalo madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. Safarka Madaxweynaha ayaa la xiriira howlo shaqo, waxaana Madaxweynaha Safarka ku wehelinaayey Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Xildhibaano […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa oo dhinaca cirka ah uga ambabaxay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa Maanta oo Axad ah ku gaaray Magaalo madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo.

Safarka Madaxweynaha ayaa la xiriira howlo shaqo, waxaana Madaxweynaha Safarka ku wehelinaayey Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Xildhibaano ka tirsan labada gole, xubno kamida Golaha Wasiirada.

- Advertisement -

Garoonka diyaaradaha Magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa Madaxweynaha iyo wafdigiisa kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin kala duwan, waxaana intaas kadib loo galbiyey dhinaca Xarunta Madaxtooyadda Ceerigaabo

Safarkiisa Shaqo ee  Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu baxay Gobolka Sanaag ayaa qaadan doona maalmo uu halkaasi u joogi doono isaga iyo waftigiisu hawlo shaqo, iyagoona halkaas Maanta lagu soo dhaweeyay.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa inta uu ku sugan yahay Magaalo madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo waxaa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Maamulka Gobolka, Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts