HomeWararKulan looga hadlaayay Ammaanka Magaalada Garoowe oo Maanta qabsoomay

Kulan looga hadlaayay Ammaanka Magaalada Garoowe oo Maanta qabsoomay

Date:

Related stories

Duq magaalo oo Mexico ah oo “guursaday” yaxaas si loo raadiyo barwaaqo

Duqa magaalada San Pedro Huamelula ee Mexico ayaa ka qeybgalay xaflad dhaqameed uu “ku guursaday” yaxaas loo labisay sida aroosad, iyadoo dadka deegaanka ay rumeysan yihiin in munaasabaddan ay keento barwaaqo, roob iyo wax-soo-saar wanaagsan.

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Taliyaha Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Puntland S/guuto Maxamed Cali Xaashi oo ka qeyb galay shir looga hadlayay Ammaanka Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, ahna Caasimadda dowlad Goboleedka Puntland. Shirkan oo ka dhacay Garoowe waxaa shir gudominayay Guddomiyaha Gobolka, waxaana looga hadlaayay xoojinta howlaha sugida ammaanka Magaalada iyo sidii loo dardar-gelin lahaa howlgalada lagu xaqiijiyo […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Puntland S/guuto Maxamed Cali Xaashi oo ka qeyb galay shir looga hadlayay Ammaanka Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, ahna Caasimadda dowlad Goboleedka Puntland.

Shirkan oo ka dhacay Garoowe waxaa shir gudominayay Guddomiyaha Gobolka, waxaana looga hadlaayay xoojinta howlaha sugida ammaanka Magaalada iyo sidii loo dardar-gelin lahaa howlgalada lagu xaqiijiyo deegaanada Gobolka iyo kan Magaalada.

- Advertisement -

Taliyaha ciidanka Booliska DPL S/guuto Maxamed Cali Xaashi oo warbixinta amniga gudiga ka dhagaystay ayaa ku boggaadiyay doorka ay ka qaateen adkaynta amniga caasimada Puntland, isagoo ku adkeeyay in ay sii xoojiyaan.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiir ku-xigeenka Arimaha Gudaha Puntland, wasiir ku-xigeenka Amniga Puntalnd, Taliyaha Qaybta Gobolka Nugaal G/sare Xussen Cali Maxamuud,Taliyaha Madaxtooyada Puntland G/Sare Cabdinasir Shaati, Sarakiisha Ha’adda Nabad Sugida Puntland Ee Pica,Duqa Degmadda Garowe iyo Sarakiil Kale.

Latest stories