HomeWararMaxaa looga hadlayaa Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Maanta ka furmay Villa...

Maxaa looga hadlayaa Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Maanta ka furmay Villa Somalia?

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa Maanta oo sabti ah ka furmay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, kaasi oo uu shir guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Shirka oo socon doona muddo labo maalin ah ayaa waxaa looga hadlaya sii amba qaadka Wadashaqeynta Madaxda, si wadajir loogu hirgeliyo qorsheyaasha hortabinta leh ee dhinacyada Amniga, dib-u-eegista dastuurka, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa Maanta oo sabti ah ka furmay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, kaasi oo uu shir guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Shirka oo socon doona muddo labo maalin ah ayaa waxaa looga hadlaya sii amba qaadka Wadashaqeynta Madaxda, si wadajir loogu hirgeliyo qorsheyaasha hortabinta leh ee dhinacyada Amniga, dib-u-eegista dastuurka, doorashooyinka , Garsoorka, Federaalaynta iyo xaaladaha bani’aadanimo sida Abaaraha.

- Advertisement -

Madaxweyne Xasan Sheekh, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta, Madaxda maamulada sida: Jubbaland, Puntland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa ka qeyb galaya Shirka Golaha Wadatashiga Qaran.

Waa Shirkii ugu horreeyay ee Golaha Wadatashiga Qaran ee uu shir Guddoomiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud tan iyo markii la doortay, waxaana xusid mudan in Madaxweynaha uu kulan la qaatay oo kaliya Madaxda maamul Goboleedyada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts