HomeCaalamkaXaaladda Dibadbaxayaasha Suudaan oo laga deyrinayo 

Xaaladda Dibadbaxayaasha Suudaan oo laga deyrinayo 

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Khabiirka Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqul insaanka ee dalka Suudaan ayaa ku baaqay in la dardar geliyo baaritaannada la xiriira dilalka loo geysanayo dadka mudaaharaadyada dhigaya iyo tacaddiyada kale. Adama Deng ayaa dhaleeceeyay adeegsiga awoodda xad dhaafka ah ee saraakiisha ammaanka Sudan. Ku dhawaad boqol qof ayaa la toogtay in ka badan shan kun oo […]

- Advertisement -

Khabiirka Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqul insaanka ee dalka Suudaan ayaa ku baaqay in la dardar geliyo baaritaannada la xiriira dilalka loo geysanayo dadka mudaaharaadyada dhigaya iyo tacaddiyada kale.

Adama Deng ayaa dhaleeceeyay adeegsiga awoodda xad dhaafka ah ee saraakiisha ammaanka Sudan.

- Advertisement -

Ku dhawaad boqol qof ayaa la toogtay in ka badan shan kun oo qofna waa la dhaawacay intii lagu jiray mudaaharaadyada toddobaadlaha ah ee looga soo horjeedo afgambiga milatariga ee dhacay bishii Oktoobar ee sanaki hore.

Jimcihii hal qof ayaa la dilay iyadoo kumannaan qof ay isugu soo baxeen waddooyinka magaalooyinka dalka Suudaan si ay u xusaan sannad-guuradii saddexaad ee ka soo wareegtay rabshadihii dhacay xilli la kala dirayey mudaharaadayaal ku hortubnaa wasaaradda gaashaan dhigga dalkaasi.

 

Latest stories