HomeWararFaah faahin: Muwaadiniin Soomaali ah oo Dil iyo dhaawac loogu geystay Koonfur...

Faah faahin: Muwaadiniin Soomaali ah oo Dil iyo dhaawac loogu geystay Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Faah faahino ayaa laga helayaa burcad hubeysan oo Koonfur Afrikaan ah oo fiidnimadii xalay gudaha Magaalada Cape Town ee dalkaas fal isugu jiray dil iyo dhaawac ugu geysatay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo dalkaas ku lahaa goobo Ganacsi. Weerar loo adeegsaday qoryo ayaa lasoo weriyay in lagu qaaday laba Dukaan oo iska soo horjeeda oo ay lahaayeen […]

- Advertisement -

Faah faahino ayaa laga helayaa burcad hubeysan oo Koonfur Afrikaan ah oo fiidnimadii xalay gudaha Magaalada Cape Town ee dalkaas fal isugu jiray dil iyo dhaawac ugu geysatay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo dalkaas ku lahaa goobo Ganacsi.

Weerar loo adeegsaday qoryo ayaa lasoo weriyay in lagu qaaday laba Dukaan oo iska soo horjeeda oo ay lahaayeen laba Muwaadin Soomaali ah, wuxuuna weerarka sababay dhimashada uu ka dhacay xaafada Lwandle/Nomzamo ee deegaanka Strand.

- Advertisement -

Burcada hubeysneyd ayaa dishay Cabdirashiid Axmed Shiiq Muxudiin iyo Mowliid Axmed Cadde oo ahaa Muwaadiniin  Soomaaliyeed oo goobo Ganacsi ku lahaa dalka Koonfur Afrika, sidoo kalena waxaa la dhaawacay saddex  Muwaadin kale Soomaali ah.

Muwaadiniinta dhaawacantay ayaa durbadii loola cararay Isbitaalo ku yaalla Magaalada Cape Town oo xaaladdooda Caafimaad lagu dabiibayo, burcada hubeysan ee weerarka geysatay ayaa durbadii goobta isaga tagtay, mana jirto cid loo qabtay falkaas.

Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa inta badan lagu dhibaateeyaa Ganacsatada Soomaalida ah, waxaana todobaadkii hore ka dhacay dalkaas dil  loo geystay Dhalinyaro Soomaali ah oo goobo Ganacsi ku lahaa dalkaas.

Latest stories