HomeWararRW Rooble oo magacaabay Guddiga Amniga ee Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha

RW Rooble oo magacaabay Guddiga Amniga ee Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa magacaabay Guddiga Amniga ee Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya oo ka kooban toddobo xubnood oo Wasiiro iyo Taliyeyaal ciidan isugu jiraan.

Xafladda Caleema saarka Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa in la qabto 9 bisha June 2022, waxaana lagu martiqaaday Madax ka socota dalalka Gobolka.

- Advertisement -

Latest stories