HomeWararEritrea oo Ciidamo laga laayay

Eritrea oo Ciidamo laga laayay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

TPLF ayaa sheegtay labadi maalmood ee u dambeeyey iney dagaal la galeen ciidamada Eritrea. Afhayeenka TPLG Getachew Reda bartiisa Twitterka wuxuu ku qoray iney labada dhinac ay ku dagaallameen jiidda hore ee Shiraaro. Wuxuuna intaa ku daray dagaalka iney soo qaadeen ciidamada Eritrea ayna ku dileen tiro ka mid ah ciidamada Eritrea. Afhayeenka Dowladda Itoobiya […]

- Advertisement -

TPLF ayaa sheegtay labadi maalmood ee u dambeeyey iney dagaal la galeen ciidamada Eritrea.

Afhayeenka TPLG Getachew Reda bartiisa Twitterka wuxuu ku qoray iney labada dhinac ay ku dagaallameen jiidda hore ee Shiraaro.

- Advertisement -

Wuxuuna intaa ku daray dagaalka iney soo qaadeen ciidamada Eritrea ayna ku dileen tiro ka mid ah ciidamada Eritrea.

Afhayeenka Dowladda Itoobiya Leggese Tulu oo BBC u warramay wuxuu sheegay inuu xaqiijin Karin dagaalka ay TPLF sheegtay.

Leeges waxaa kale oo uu sheegay iney jirin sabab ay ciidamada Eritrea dagaal ugu soo qaadaan fallaagada TPLF.

- Advertisement -

 

Latest stories