HomeWararMasuul ka tirisan Ukraine oo ku dhawaacmay dagaalka Ukraine

Masuul ka tirisan Ukraine oo ku dhawaacmay dagaalka Ukraine

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Andriy Shevchyk, oo ah duqa magaalada Enerhodar ee uu Ruushka magacaabay, ayaa lagu soo waramayaa in uu ku dhaawacmay qarax.

Duqa magaaladan ee la doortay ee Dmytro Orlov oo uu Ruushka meesha ka eryay – oo hadda ku sugan meel u dhow Zaporizhzhia – ayaa kusoo qoray bartiisa Telegram in Shevchyk iyo ilaaladiisa loo qaaday isbitaalka ka dib markii ay dhaawacmeen.

- Advertisement -

Wuxuu intaas ku daray in aysan jirin cid kale oo wax ku noqotay qaraxa – isagoo soo sheegay in kani uu ahaa “weerar si toos ah isga un loola beegsaday”.

Ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay dhinaca Ruushka.

Enerhodar, oo ah magaalo ay ku nool yihiin 50,000 oo qof oo u adeegta warshadda tamarta nukliyeerka ee ugu weyn Yurub, ayaa waxaa qabsaday ciidamada Ruushka tan iyo bishii Maarso.

Latest stories