HomeWararMadaxweyne Axmed Madoobe oo laba Arrin uga mahadceliyay Ra’iisul Wasaare Rooble

Madaxweyne Axmed Madoobe oo laba Arrin uga mahadceliyay Ra’iisul Wasaare Rooble

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland  Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Qoraal uu soo saaray Xafiiska Warfaafinta Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu sheegay in kulanka labada dhinac looga hadlay gebagebada howshii doorashada dalka ee guusha ku soo dhammaatay ee Madaxweynaha cusub ee dowladda loogu doortay Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga mahadceliyay sidii uu hoggaamiyay howshii doorashada dalka iyo dhabar adeygii uu muujiyay si uu uga miro dhaliyo doorashadii dalka oo ku soo dhammaaatay si nabad ah.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in doorashadii Madaxweynaha 10-aad ee dowladda loogu doortay Xasan Sheekh Maxamuud ay aheyd mid kusoo idlaatay si nabad ah, isla markaana Rooble uga mahadceliyay howshii doorashada dalka iyo dhabar adeygii uu muujiyay.

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland  Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kamid ah Madaxda Magaalada Muqdisho u yimid ka qeyb galka doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya ee laba maalin kahor ka qabsoontay Caasimadda dalka ee Muqdisho.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories