HomeCaalamkaPutin oo eedeyn  Culus u jeediyay sirdoonka Mareykanka

Putin oo eedeyn  Culus u jeediyay sirdoonka Mareykanka

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Madaweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ugu baaqay shacabka Ruushka inay sii midoobaan, wuxuu ku eedeeyay dowladaha reer galbeedka inay isku dayayaan inay burburiyaan dalka.

Wuxuu sheegay in hay’ado shisheeye gaar ahaan laanta sirdoonka ee Mareykanka ee CIA-da ay qoersheyneyso weeraro argagixiso.

- Advertisement -

Putin oo shirka sanadlaha ah la lahaa dacwad oogayaasha Ruushka ayaa sheegay in Mareykanka iyo dalalka Yurub ay wadaan tallaabooyin diblumaasiyadeed oo aan horey lo arag iyahpp hub u diraya Ukraine.

Putin wuxuu sidoo kale ka cawday waxa uu ku tilmaamay cunaqabateynta gardarrada ah ee lagu soo rogay Ruushka balse wuxuu ku adkeystay in ganacsiga dalkiisa uu si wanaagsan u socdo.

Latest stories