HomeWararFarmaajo oo ka hadlay guusha Emmanuel Macron

Farmaajo oo ka hadlay guusha Emmanuel Macron

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Emmanuel Macron ayaa ku guuleystay shan sano oo dheeri ah oo uu ahaa madaxweynaha Faransiiska ka dib markii uu si la yaab leh uga guuleystay haweeneydii la tartamaysay ee Marine Le Pen, taas oo isugeyn iyana heshay saamiga ugu sarreeya ee midigta fog ee codbixinta.

Waxa uu ku guulaystay 58.55% ilaa 41.45%, waana xad ka weyn sidii la filayey.

- Advertisement -

dhanka kale Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo, ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu hambalyo ugu diray Madaxweyanaha dalka Faransiiska, Emmanuel Macron, oo ku guuleystay shan sano oo dheeri ah ka dib markii uu tartan aad la isugu dhawaa uga guuleystay haweeneydii uu culayska wayn kala kulmay ee Marine Le Pen.

Hadal hayn badan oo baraha bulshada Soomaalida ah ayaa ka dhalatay qoraalka uu Farmaajo soo dhigay bartiisa Twitter-ka oo ku qornaa luuqadda Faransiiska.

Madaxweyne Farmaajo iyo dhiggiisa Faransiiska ayaa isku mid ka ah doorashada xasaasiga ah ee ay wajahayeen, mid walbana waxa uu doonayay in mar kale xafiiska uu kusoo laabto, taasi oo qudheeda qayb ka ah hadal haynta Soomaalida. 20-kii sano ee lasoo dhaafay doorashooyinkii ka dhacay dalka Faransiiska markii ugu horraysay ayaa dib loogu soo doortay madaxweynaha xilka hayay.

Latest stories