HomeCaalamkaTahriibayaal ku dhintay doon kula degtay xeebaha Lubnaan

Tahriibayaal ku dhintay doon kula degtay xeebaha Lubnaan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Dowladda Libnaan ayaa sheegtay in ugu yaraan 6 qof oo tahriibayaal ah ay badda ku dhinteen, kadib markii dooni ay la socdeen ay ku degtay meel u dhow magaalada dekedda ah ee Tripoli. 48 qof oo kale ayaa laga soo badbaadiyay doonta tahriibayaaasha sidday ee degtay. Dadka doontaasi degtay saarnaa ayaa ahaa muwaaddiniin u dhashay […]

- Advertisement -

Dowladda Libnaan ayaa sheegtay in ugu yaraan 6 qof oo tahriibayaal ah ay badda ku dhinteen, kadib markii dooni ay la socdeen ay ku degtay meel u dhow magaalada dekedda ah ee Tripoli.

48 qof oo kale ayaa laga soo badbaadiyay doonta tahriibayaaasha sidday ee degtay.

- Advertisement -

Dadka doontaasi degtay saarnaa ayaa ahaa muwaaddiniin u dhashay Lubnaan iyo Suuriya, kuwaas oo ay maamulku sheegeen in ay si sharci darro ah uga tageen Lubnaan.

Dhibaatada dhaqaale ee ka jirta Lubnaan ayaa keentay iney sii korodho muwaadiniinta ay ku biiraan qaxootiga Suuriya iyo Falastiiniyiinta ee isku dayaya inay badda isku biimeeyaan si ay Yurub u galaan.

Nin (magaciisa qariyey) oo wiil uu adeer u yahay uu doonta degtay saarnaa ayaa siyaasiyiinta Lubnaan ku eedeeyay inay sabab u yihiin xaaladda dhaqaale xumo ee dalka Lubnaan ka jirta oo sababtay iney muwaaddiniintu dalkooda hooyo ka tahriibaan:

Latest stories