HomeCaalamkaCiidamada Ruushka oo soo riday Diyaarado Milateri oo laga leeyahay dalka Ukraine

Ciidamada Ruushka oo soo riday Diyaarado Milateri oo laga leeyahay dalka Ukraine

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ruushka ayaa sheegay inuu soo riday hal diyaarad oo ah kuwa dagaalka iyo saddex kale oo ah kuwa qumaatiga u kaca oo laga leeyahay dalka Ukraine. Wasaaradda gaashaandhigga ayaa sheegtay guulo kala duwan oo ay ka gaareen dagaalka iyadoo ciidamada cirka ee Ruushka ay beegsadeen xarumo badan oo ay ku sugnaayeen militariga Ukraine. Ruushka Ukraine […]

- Advertisement -

Ruushka ayaa sheegay inuu soo riday hal diyaarad oo ah kuwa dagaalka iyo saddex kale oo ah kuwa qumaatiga u kaca oo laga leeyahay dalka Ukraine.

Wasaaradda gaashaandhigga ayaa sheegtay guulo kala duwan oo ay ka gaareen dagaalka iyadoo ciidamada cirka ee Ruushka ay beegsadeen xarumo badan oo ay ku sugnaayeen militariga Ukraine.

- Advertisement -

Ruushka Ukraine ayaa Qaramada Midoobay iyo hayadaha kale ee caalamiga ah ka codsatay inay badbaadiyaan dad badan oo rayid ah isla markaana ay gargaar gaarsiiyaan aagagga ay weeraraan Ruushka, gaar ahaan magaalada dekedda leh ee Mariupol.

Xildhibaan ka tirsan xisbga madaxweynaha Ukraine, Vladymyr Zelensky, Vadym Halaychuk, ayaa BBC-da u sheegay in QM ay tahay inay dowr ka qaadato furista waddooyin loo mariyo gargaarka biniaadanimo iyo inay ka shaqeyso xallinta dagaalka.

Latest stories