HomeWararMadaxweynaha Puntland oo kusoo wajahan Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Puntland oo kusoo wajahan Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la filayaa in uu soo gaaro magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya, waxaana socda qaban-qaabo ku aaddan soodhaweyntiisa oo laga dareemayo Caasimadda.

U jeedka Deni ee Muqdisho ayaa waxaa uu la xariirta arrimo ku aaddan Ola-lihiisa Musharraxnimo ee Xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana socdaalkiisa ku wehilnin doono Mas’ uuliyiin ka trsan Maamul Goboleedka Puntalnd oo Wasiirro iyo Xildhibaanno isugu jira.

- Advertisement -

Deni iyo wafdigiisa ayaa saacadaha soo aaddan waxaa ay kasoo amba-bixi doonaan Garoowe, iyagoo kusoo wajahan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay Puntlandtimes, in Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ay soo dadajisay socdaalkiisa Muqdisho, kaddib kala daadsanaa badan oo soo kala dhexgashay Xildhibaanada Puntland laga doortay, iyo xoojinta olalihiisa doorashada.

Dhanka kale Deni ayaa xalay Kulan uu la yeeshey Golaha Wakiilada, wuxuu u sheegey in uu iska casili doono madaxweynaha Puntland haddii uu hanto Villa Somalia, uuna soo laaban doono hadduu soo hungoobo, sida ay sheegayaan warar hoose oo soo baxaya.

- Advertisement -

Siciid Deni Madaxweynaha Dowlaad Goboledka Puntal;and ayaa Axaddii lasoo dhaafay kasoo laabtay socdaal todobaadyo qaatay oo ku tagay dalalka Kenya iyo Imaaraadka Carabta, waxaana safarkaasi la aaminsan yahay in uu salka ku hayay arrimo ku aaddan Ola-lihiisa Musharraxnimada ee Xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

 

Latest stories