HomeWararGuddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo Guddoomiye doortay

Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo Guddoomiye doortay

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Guddiga qaban-qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo labadiisa ku-xigeen ee Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulakii ugu horreeyay ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa Magaalada Muqdisho. Guddiga oo ka kooban 10-xubnood ayaa iska dhex doortay Guddoomiye oo loo doortay inuu noqdo Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamad oo kamid ah Baarlamaanka, isla markaana wuxuu helay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga qaban-qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo labadiisa ku-xigeen ee Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulakii ugu horreeyay ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa Magaalada Muqdisho.

Guddiga oo ka kooban 10-xubnood ayaa iska dhex doortay Guddoomiye oo loo doortay inuu noqdo Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamad oo kamid ah Baarlamaanka, isla markaana wuxuu helay Codad gaaraya 5-cod.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddiga qaban-qaabada ayaa Xildhibaan Maxamed Abuukar Cabdi u doortay  Xoghayaha Guddiga, wuxuuna helay 4 Cod, waxaana doorashada Guddoomiyaha iyo Xoghayaha goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka .

Guddiga ayaa inta uu socday kulankooda uga hadlay howlaha shaqo ee Guddiga looga baahan yahay inay qabtaan oo ah diyaarinta Jadwalka doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo labadiisa ku-xigeen ee Baarlamaanka 11-aad.

Kulamo kale ayey yeelan doonaan xubnaha Guddigaan oo shalay uu magacaabay Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Xildhibaan  Cabdisalaan Axmed Liibaan Dhabancad, kuwaasi oo ka arrinsan doona qabsoomida doorashada Guddoonka Golaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts