HomeWararWeerar khasaaro dhaliyay oo lagu qaaday goob loo diyaariyay doorashada duqa iyo...

Weerar khasaaro dhaliyay oo lagu qaaday goob loo diyaariyay doorashada duqa iyo ku-xigeenka degmada Eyl

Date:

Related stories

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar lagu qaaday degmada Eyl ee gobolka Nugaal, kaddib markii ay koox hubaysan weerareen dugsiga sare ee degmada halkaasi oo loo diyaariyey in ay maanta ka dhacdo doorashada duqa iyo ku-xigeenka degmada Eyl. Wararku waxaa ay sheegayaan in Hal qof uu ku dhaawacmay, waxaana Goobta ka socotay  doorashada duqa […]

- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar lagu qaaday degmada Eyl ee gobolka Nugaal, kaddib markii ay koox hubaysan weerareen dugsiga sare ee degmada halkaasi oo loo diyaariyey in ay maanta ka dhacdo doorashada duqa iyo ku-xigeenka degmada Eyl.

Wararku waxaa ay sheegayaan in Hal qof uu ku dhaawacmay, waxaana Goobta ka socotay  doorashada duqa iyo ku-xigeenka degmada  kuwaasi oo kamid ah Golaha Deegaanka oo doorashadii qof iyo cod lagu doortay sannadkii hore.

- Advertisement -

Weerarka ayaa yimi markii ay is wada sharrexeen duqa iyo ku-xigeenka degmada oo labaduba ka wada tirsan ururka dowladda ee Kaah oo iyagu codad badan ka heley degmadan Eyl.

Waan-waan xal loogu raadinayo xaaladda ayaa socota, jawiga magaaladuna waa mid deggan.

Latest stories