HomeCaalamkaDowladda Ingiriiska oo Dal ku yaalla Bariga Afrika dib ugu soo celinaysa...

Dowladda Ingiriiska oo Dal ku yaalla Bariga Afrika dib ugu soo celinaysa tahriibayaal

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dowladaha Ruwanda iyo Ingiriiska ayaa lagu wadaa in ay saxiixdaan heshiis dhanka socdaalka ah oo ku saabsan in dadka sida sharci darrada ah ku soo galay Britain la geeyo Ruwanda. Qaar ka mid ah dadka magangalyo-doonka ayaa la gayn doonaa dalka Rwanda si codsiyadooda looga baaraandego, sida uu dhigayo qorshaha cusub ee dowladda Britain. Ra’iisul […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladaha Ruwanda iyo Ingiriiska ayaa lagu wadaa in ay saxiixdaan heshiis dhanka socdaalka ah oo ku saabsan in dadka sida sharci darrada ah ku soo galay Britain la geeyo Ruwanda.

Qaar ka mid ah dadka magangalyo-doonka ayaa la gayn doonaa dalka Rwanda si codsiyadooda looga baaraandego, sida uu dhigayo qorshaha cusub ee dowladda Britain.

- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha UK Boris Johnson ayaa lagu wadaa inuu daaha ka rogo qorshahani, ka hor inta aysan xoghayaha arrimaha gudaha Priti Patel heshiis dhanka socdaalka ah la saxiixan dalka Ruwanda.

Golaha Qaxootiga ayaa dhaleeceeyay siyaasaddan oo ay ku tilmaantay “mid naxariis darro ah” waxayna ku baaqeen in dib u eegis lagu sameeyo.

Xisbiga shaqaalaha aya dhankooda sheegay in qorshahani uu yahay mid “aan shaqayn karin, islamarkaana uu yahay mid loogu talagalay “in lagu carqaladeeyo” ganaaxa Mr Johnson ee jabinta sharciyada Covid-19.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts