HomeCaalamkaRuushka oo digiin culus u diray labo dal oo reer Yurub ah

Ruushka oo digiin culus u diray labo dal oo reer Yurub ah

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ruushka ayaa uga digay waddamada Finland iyo Sweden inay ku biiraan gaashaanbuurta Nato isaga oo ku dooday in tallaabo noocaas ah aysan wax xasilooni ah kusoo kordhin doonin Yurub. Afahayeenka aqalka Kremlin-ka, Dmitry Peskova ayaa weriyeyaasha u sheegay in ‘isbaheysiga Nato uu weli yahay urur loogu talagalay in uu dhaliyo iska hor’imaad’ Waxay arrintani imaaneysaa […]

- Advertisement -

Ruushka ayaa uga digay waddamada Finland iyo Sweden inay ku biiraan gaashaanbuurta Nato isaga oo ku dooday in tallaabo noocaas ah aysan wax xasilooni ah kusoo kordhin doonin Yurub.

Afahayeenka aqalka Kremlin-ka, Dmitry Peskova ayaa weriyeyaasha u sheegay in ‘isbaheysiga Nato uu weli yahay urur loogu talagalay in uu dhaliyo iska hor’imaad’

- Advertisement -

Waxay arrintani imaaneysaa xilli saraakiisha gaashaandhigga Mareykanka ay sheegeen in duulaanka Moscow ee Ukraine uu ahaa “khalad weyn oo istaraatiijiyadeed” taasoo oo ay muuqato inay horseedeyso is-ballaarinta Nato.

Saraakiisha Mareykanka waxay sheegeen in dalalkan ay Nato ku biiri karaan bisha June.

Xukuumadda Washington ayaa la rumeysan yahay inay taageereyso tallaabadan si dalalka xubinta ka ah Nato ay u gaaraan 32 dal.

- Advertisement -

Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka waxay toddobaadkii hore sheegtay inay socdaan wadahadallo ay arrintan kala leeyihiin wasiirada arrimaha dibadda Sweden iyo Finland.

Latest stories