HomeWararCabdulqaadir Cosoble oo kusoo baxay Doorasho ka dhacay Jowhar

Cabdulqaadir Cosoble oo kusoo baxay Doorasho ka dhacay Jowhar

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Cabdulqaadir Cosoble Cali  ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#140 ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Jowhar ee  caasimadda Dowlad Goboleedka  Hirshabeelle. Musharax Cabdiqaadir Cosoble ayaa helay 76-cod halka Musharax Cabdikariim Tifow uu helay 22-cod, Waxaa halaabay 3-cod. Intaa kadib Cabduqaadir Cosoble Cali oo loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka ayaa kulan gaar […]

- Advertisement -

Cabdulqaadir Cosoble Cali  ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#140 ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Jowhar ee  caasimadda Dowlad Goboleedka  Hirshabeelle.

Musharax Cabdiqaadir Cosoble ayaa helay 76-cod halka Musharax Cabdikariim Tifow uu helay 22-cod, Waxaa halaabay 3-cod.

- Advertisement -

Intaa kadib Cabduqaadir Cosoble Cali oo loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka ayaa kulan gaar ah la qaaatay Madaxweynaha Dowlad Goboledka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen.

Iyadoo kulanku uu ka dhacay   ayaa Xarunta Madaxtooyada, waxaana Cali Guudlaawe uu  ugu hambalyeeyay Xildhibaan Cosoble guusha uu xalay gaaray, isagoo  kula dardaarmay u shaqeynta bulshada Hirshabeelle iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed.

Latest stories