HomeWararGuddiga Doorashooyinka heer Federaal oo Maanta shahaado siiyay Xildhibaano hor leh

Guddiga Doorashooyinka heer Federaal oo Maanta shahaado siiyay Xildhibaano hor leh

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa weli Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ka wada bixinta shahaadada Xildhibaanimo oo ay siinayaan Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Guddiga doorashada ayaa Maanta oo sabti ah shahaadada Xildhibaanimo siiyay 5Xildhibaan, iyagoona Guddiga sidoo kalena shahaado siinaya Xildhibaano kale oo saacadaha soo socda tegaya Xarunta Guddiga. […]

- Advertisement -

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa weli Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ka wada bixinta shahaadada Xildhibaanimo oo ay siinayaan Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Guddiga doorashada ayaa Maanta oo sabti ah shahaadada Xildhibaanimo siiyay 5Xildhibaan, iyagoona Guddiga sidoo kalena shahaado siinaya Xildhibaano kale oo saacadaha soo socda tegaya Xarunta Guddiga.

- Advertisement -

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka ee ku maqnaa dalka dibaddiisa iyo qaar kamid ah Gobolada dalka ayaa soo gaaraya Magaalada Muqdisho, kuwaa oo qaadanaya shahaadada Xildhibaanimo.

Xildhibaanada Koonfur Galbeed lagu soo doortay ayaa weli diidan in ay qaataan shahaadada Xildhibaanimo, waxaana qaatay oo kaliya saddex Xildhibaan oo uu ku jiro Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe.

Hoos ka Akhriso Xildhibaanada qaatay shahaadada.

- Advertisement -

1-Farhan Ali Mohamoud AS#10

2-Abdirisaq Mohamed Osman AS#03

3-Zahra Abdulahe Igal (Bundubte) GSH#094

4-Ali Haji Adam Abukar GSH#039

5-Abdirahman Abdulkadir Ade GSH#105

Latest stories