HomeCaalamkaDowladda Ruushka oo Taliye cusub u magacaabay dagaalka ka socda Ukraine

Dowladda Ruushka oo Taliye cusub u magacaabay dagaalka ka socda Ukraine

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Jeneraal Alexander Dvornikov ayaa loo magacaabay taliyaha cusub ee dagaalka ee Ruushka sida ay sheegeen saraakiil reer Galbeed ah oo heley illo sirdoon. Jeneraalka oo ah nin qibrad u leh dhanka dagaalka ayaa kasoo hawlgalay dalka Suuriya. Talaabadan ayaa la sheegay in looga gol leeyahay in la hagaajiyo isku xirka iyo iska warqabka ciidamada Ruushka […]

- Advertisement -

Jeneraal Alexander Dvornikov ayaa loo magacaabay taliyaha cusub ee dagaalka ee Ruushka sida ay sheegeen saraakiil reer Galbeed ah oo heley illo sirdoon.

Jeneraalka oo ah nin qibrad u leh dhanka dagaalka ayaa kasoo hawlgalay dalka Suuriya.

- Advertisement -

Talaabadan ayaa la sheegay in looga gol leeyahay in la hagaajiyo isku xirka iyo iska warqabka ciidamada Ruushka dhexdooda , iyada oo horey loo sheegay in habacsanaan badana y ka dhex jirtay.

Ruushka ayaanan weli gaarin hadafkii duulaanka 44 maalmood kadib markii uu dagaalka biloowday.

Latest stories