HomeCaalamkaQaramada Midoobay oo hakisey xubintii Ruushka ee Xuquuqda Aadamaha

Qaramada Midoobay oo hakisey xubintii Ruushka ee Xuquuqda Aadamaha

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Golaha Guud ee Qaramada Midoobay  ayaa hakiyay xubinimada dawladda Ruushka ee maamulka Xuquuqda Aadamaha ,kadib markii dalkaasi  lagu eedeeyay xadgudubyada uu ka geysanayo dalka Ukraine.

93 dal ayaa u codeeyey go’aankaasi, halka 24 dal ay diideen,waxaana  halka ay ka aamuseen  58 wadan,iyadoo meel matinta qaraarkaan loo baahan yahay labo meelood saddex.

- Advertisement -

Afartan iyo toddoba dal ayaa ku jira Golaha Xuquuqda Aadamaha oo xaruntiisu tahay magaalada Geneva ee dalka Switzerland,waxaana cod qarsoodi ah ku doorta Golaha Guud ee Qaramada M.

Ruushka waxa uu hadda ka mid yahay golahaas oo 3 sano oo kasta doorasho loo galo  ka mid noqoshada xubinimada  xuquuqda aadanaha ee golahaasi,waxaana Ruushka uu xilkaasi ka dhamaanayaa 31ka bisha December ee sanadka dambe ee 2023.

Latest stories