HomeCaalamkaMareykanka iyo Midowga Yurub oo Cunaqabatayn dheeraad kusoo rogaya Ruushka

Mareykanka iyo Midowga Yurub oo Cunaqabatayn dheeraad kusoo rogaya Ruushka

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Maraykanka iyo Midowga Yurub ayaa lagu wadaa in ay cunaqabatayn dheeraad ah ku soo rogaan Ruushka Arbacada maanta, taasoo jawaab u ah eedeymaha Ukraine ee ah in ciidamada Ruushka ay dambiyo dagaal ka geysteen magaalada Bucha. Xoghayaha warfaafinta ee Aqalka Cad Jen Psaki ayaa sheegtay in Maraykanku uu cunaqabatayn ku soo rogi doono maalgashiga cusub […]

- Advertisement -

Maraykanka iyo Midowga Yurub ayaa lagu wadaa in ay cunaqabatayn dheeraad ah ku soo rogaan Ruushka Arbacada maanta, taasoo jawaab u ah eedeymaha Ukraine ee ah in ciidamada Ruushka ay dambiyo dagaal ka geysteen magaalada Bucha.

Xoghayaha warfaafinta ee Aqalka Cad Jen Psaki ayaa sheegtay in Maraykanku uu cunaqabatayn ku soo rogi doono maalgashiga cusub ee Ruushka, isla markaana uu cunaqabatayn dheeraad ah saarayo hay’adaha maaliyadda ee Ruushka, iyo sidoo kale saraakiisha Kremlin-ka iyo qoysaskooda.

- Advertisement -

Wargeyska Wall Street Journal ayaa sheegay in Washington ay ka fiirsaneyso cunaqabateyn dheeri ah oo lagu soo rogo laba gabdhood uu dhalay Putin.

Danjirayaasha Midowga Yurub ayaa Arbacada tixgelin doona qorshaha cunaqabateynta, oo ay ku jirto mamnuucidda soo dejinta dhuxusha Ruushka, iyo ka hortagga inta badan maraakiibta Ruushka laga leeyahay ama laga maamulo inay isticmaalaan dekedaha Midowga Yurub.

Latest stories