HomeCaalamkaMadaxweyne hore oo loo Maxkamadeeyay dilkii loo geystay Thomas Sankara

Madaxweyne hore oo loo Maxkamadeeyay dilkii loo geystay Thomas Sankara

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynihii hore ee Burkina Faso Blaise Compaore, ayaa lagu xukumay xabsi daa’in, kadib markii lagu helay dambi ah inuu ka dambeeyay dilkii Madaxweynihii kacaanka ee Thomas Sankara. Labadan masuul ayaa ahaa saaxiibo isku dhow waxayna si wadajir ah xukunka ula wareegeen 1983kii. Sankara wuxuu halyeeyay u yahay dad badan oo Afrika marka la fiiriyo mawqifkiisa […]

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Burkina Faso Blaise Compaore, ayaa lagu xukumay xabsi daa’in, kadib markii lagu helay dambi ah inuu ka dambeeyay dilkii Madaxweynihii kacaanka ee Thomas Sankara.

Labadan masuul ayaa ahaa saaxiibo isku dhow waxayna si wadajir ah xukunka ula wareegeen 1983kii.

- Advertisement -

Sankara wuxuu halyeeyay u yahay dad badan oo Afrika marka la fiiriyo mawqifkiisa gumeysi diidka iyo qaab nololeedkiisa qallafsanaa.

Compaore ayaa loo musaafuriyay dalka Ivory Coast tan iyo markii xilka laga qaaday ka dib mudaaharaadyo waaweyn oo dhacay 2014-kii.

13 qof oo kale ayaa sidoo kale lagu helay dambiyo, waxaa dadkaasi ka mid ah madaxii amniga Compaoré Haycinthe Kafando, kaasoo lagu eedeeyay inuu hogaaminayay kooxdii dishay Sankara.

Latest stories