HomeCaalamkaPuntin oo Hanjabaad u diray dalalka Reer Yurub

Puntin oo Hanjabaad u diray dalalka Reer Yurub

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ka dalbaday dalalka shisheeyey ee ka iibsanaya gaaska inay ku gataan lacagta Ruusha ee Rubles, wixii ka dambeeya Jimacad\ha maanta ah, hahdii kalena dalalka Yurub uu ka joojin doono sahyada gaaska. Putin ayaa sidoo kale sheegay inay qasab tahay in dalalka Yurub ay akoonno ka furtaan bangiyada Ruushka oo lacagtiisa […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ka dalbaday dalalka shisheeyey ee ka iibsanaya gaaska inay ku gataan lacagta Ruusha ee Rubles, wixii ka dambeeya Jimacad\ha maanta ah, hahdii kalena dalalka Yurub uu ka joojin doono sahyada gaaska.

Putin ayaa sidoo kale sheegay inay qasab tahay in dalalka Yurub ay akoonno ka furtaan bangiyada Ruushka oo lacagtiisa ay gaaska ku baddashaan.

- Advertisement -

Tallaabadan ayaa waxaa durbaba ka horyimid dalal badan oo qaaradda Yurub ah, iyadoo Jarmalku uu sheegay inay tahay mid ku xumeyn ah.

Go’aanka Putin ee Khamiistii ayaa dalalka Yurub ku kallifaya inay waayaan wax ka badan saddax meelood meel kamid ah gaaskii ay ku tiirsanaayeen, waxaana Jarmalka oo ah dalka sida aadka ah ugu tiirsan Gaaska Ruushka uu islamarkiiba howlgaliyay qorshe xaalad deg deg oo isugu dayayo inuu xaaladda ku maareeyo.

Latest stories