HomeCaalamkaPutin oo la sheegay in la-taliyeyaashiisu ay marin-habaabiyeen

Putin oo la sheegay in la-taliyeyaashiisu ay marin-habaabiyeen

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegay in Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ay marin-habaabiyeen la taliyeyaashiisa oo aad uga baqaya inay u sheegaan saameynta ba’an ee dagaalka Ukraine. Waxay sidoo kale ay sirdoonka reer galbeedka sheegeen in madaxweyne Putin aan loo sheegin saameynta dhabta ah ee cunaqabateynada ku yeelan karaan dhaqaalaha Ruushka, sida uu aqalka cad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegay in Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ay marin-habaabiyeen la taliyeyaashiisa oo aad uga baqaya inay u sheegaan saameynta ba’an ee dagaalka Ukraine.

Waxay sidoo kale ay sirdoonka reer galbeedka sheegeen in madaxweyne Putin aan loo sheegin saameynta dhabta ah ee cunaqabateynada ku yeelan karaan dhaqaalaha Ruushka, sida uu aqalka cad sheegay.

- Advertisement -

Aqalka Kremlin ayaan weli ka jawaabin warkan ka soo baxay sirdoonka dalalka reer galbeedka.

Afhayeenka Aqalka Cad Kate Bedingfield ayaa sheegtay in Mareykanka uu hayay war ah in Putin uu dareemay inay marin-habaabiyeen militariga taasna ay ka dhalatay xiisad joogto ah oo u dhaxaysa Putin iyo hoggaanka militariga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts