HomeCaalamkaCiidamada Ruushka oo Duqeeyma xooggan ka geeystay Magaalada Lyschansk

Ciidamada Ruushka oo Duqeeyma xooggan ka geeystay Magaalada Lyschansk

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Soddon iyo shan maalmood ayaa ka soo wareegtay markii uu billowday dagaalka Ruushka uu ku qaaday dalka Ukraine, kaasi oo burbur  xooggan u geeystay magaalooyinka waaweeyn ee Ukraine, Boqolaal qof ayaa waxaa gaaray dhimasho iyo dhaawac ah, sidokale kumanaan qof ayaa gudaha dalkaasi ku barakacay intii ay socdeen dagaalada. Barasaabka gobolka Lugansk ee dhaca bariga […]

- Advertisement -

Soddon iyo shan maalmood ayaa ka soo wareegtay markii uu billowday dagaalka Ruushka uu ku qaaday dalka Ukraine, kaasi oo burbur  xooggan u geeystay magaalooyinka waaweeyn ee Ukraine,

Boqolaal qof ayaa waxaa gaaray dhimasho iyo dhaawac ah, sidokale kumanaan qof ayaa gudaha dalkaasi ku barakacay intii ay socdeen dagaalada.

- Advertisement -

Barasaabka gobolka Lugansk ee dhaca bariga Ukraine, Sergey Gaidai, ayaa  warbaahinta u sheegay in subaxnimadii hore ee saakay madaafiic culus lala beegsaday xaafado ka tirsan magaalada Lyschansk ee bariga Ukraine, kuwaasi oo la sheegay in ay geeysteen waxyeello kala duwan.

Shalay ayay aheed markii Wada-hadallo nabadeed ay ka furmeen magaalada Istanbul, halkaasi oo uu Ruushka kaga dhawaaqay inuu dhimi doono howlgallada milateri ee ka socda magaalooyinka Kyiv iyo Chernihiv.

Latest stories