HomeCaalamkaDmytro “Qof kasta oo tagaya wada-xaajoodka Ruushka waa inuusan wax cunin, waxna...

Dmytro “Qof kasta oo tagaya wada-xaajoodka Ruushka waa inuusan wax cunin, waxna cabin”

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Ka hor inta aysan bilaabmin wada-hadallada maanta ee Istanbul, wasiirka arrimaha dibadda ee Ukraine Dmytro Kuleba ayaa kula taliyay qof kasta oo tagaya wada-xaajoodka Ruushka “inuusan wax cunin, waxna cabbin”.

Wasiirka ayaa arrinkan shaaciyay mar uu ka hadlayay telefishinka wararka Ukraine ee Ukrayina 24. Digniintan ayaa timid ka dib markii la tuhunsanaa in la sumeeyay bilyaneerka Ruushka Roman Abramovich iyo wada xaajoodayaasha Ukraine horaantii bishaan wadahadal nabadeed oo ka dhacay xadka Ukraine iyo Belarus.

- Advertisement -

Waxaa jira shaki laga qabo sumayn, waxaana sarkaal Mareykan ah oo aan magaciisa la sheegin ay wakaaladda wararka ee Reuters ka soo xigatay in sirdoonka uu sheegay in calaamadaha ay sabab u yihiin arrimo “deegaan” ah, ee aysan ahayn sunta.

Abramovich ayaa lagu arkay goobta uu wada xaajoodka ka socda, sawirro ay baahiyeen warbaahinta Turkiga ayaana lagu arkayay.

Latest stories